Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada dalka Sudan iyo Milatariga oo go’aano adag soo saaraya

Ciidamada Milatariga dalka Sudan ayaa awood saakay u adeegsanaya in uu xilka baneeyo Madaxweyne Al Sayid Cumar Xasan Al Bashiir oo mudo 30-sano ah Madaxweyne ka ahaa dalkaasi. Milatariga ayaa hada u muuqda mid fulinaya dalabka shacabka dalka Sudan oo ku aadanaa  in Madaxweynaha xilka baneeyo isbadalna dalkaasi ka dhaco, waxa ayna Milatariga saakay la … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada dalka Sudan iyo Milatariga oo go’aano adag soo saaraya